Mogadishu (HOL) – Somali National Army (SNA), in collaboration with the Uganda People’s Defence Forces (UPDF) under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), killed more than 100 al-Shabaab fighters and captured several others during a week-long operation in the Lower Shabelle region, the Somali Defense Ministry announced Friday evening.
Full Story
Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi, ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay kadib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen magaalada Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuu sheegay in ay jiraan quwado shisheeye oo si toos ah u taageeraya kooxda Al-Shabaab.
Warkii oo dhan
More Articles
Aden (HOL) – President of the Southern Transitional Council (STC) and Vice Chairman of Yemen’s Presidential Leadership Council (PLC), Aidarous Qassem Al-Zubaidi, met on Thursday with Somali Ambassador to Yemen, Abdulhakim Mohamed Ahmed, at Ma'ashiq Palace in Aden to discuss strengthening bilateral ties and enhancing regional security cooperation.
Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya hay’adaha amniga oo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay 189 Kartoon oo la sheegay in lagu soo qariyay Daroogo noocyo kala duwan ah.
Mogadishu HOL) — Scores of residents in Somalia’s border town of Beled Hawo staged a protest Thursday against a recent order by Ethiopian forces calling for the withdrawal of Somali government troops from the area.
Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaqaaqyada xasilooni darada ah ee ka jirta gobolka Gedo.
Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Ambassador Aweys Haji Yusuf as his new national security adviser, replacing Hussein Mohamud Maalim, who resigned last week after serving in the role since May 2022.
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka taagan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii saraakiil sare oo ka tirsan milateriga Itoobiya ay shalay booqdeen magaalada Doolow, halkaas oo ay kula kulmeen odayaasha dhaqanka iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland.
Mogadishu (HOL) —Somali President Hassan Sheikh Mohamud received letters of credence on Tuesday from eight newly appointed ambassadors.
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Boosaaso ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga, oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş.
Mogadishu (HOL) — Somalia’s federal government has appointed a seven-member committee to verify and endorse nominees for the Regional Assembly of the Northeastern State, a move officials say is essential to advancing Somalia’s federalization and reconciliation efforts.
Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku cambaareeyeen qaabka loo wado doorashada maamulka cusub. Musharraxiintu waxay muujiyeen walaac xooggan oo ku saabsan faragelin ay sheegeen inay ka imaanayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka, gaar ahaan Wasiir Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo lagu eedeeyay inuu si toos ah u taageerayo koox gaar ah si ay ula wareegaan hoggaanka maamulka.
Las Anod (HOL) – The leader of the newly declared Northeastern Somali Regional State, Abdiqadir Aw Ali Firdhiye, has called on Somaliland to embrace peace, stating that conflict cannot yield meaningful outcomes.
Garowe (HOL) – Puntland regional state has strongly opposed the newly declared Northeastern Somali Regional State, which was established last week in Las Anod and claims authority over the Sool, Sanaag, and Buuhoodle regions.