Axad, November, 08, 2020 (HOL)-Waxaa sii xoogeysana dagaalka u dhaxeeya ciidamada difaaca Qaranka Itoobiya iyo jabhada TPLF ee ka dagaalamaya gobolka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in la joojiyo xabbada, Xisbiga TPLF ayaa sanado badan awood xooggan ku lahaa hogaanka Itoobiya, balse awooddaas ayaa meesha ka baxday tan iyo markii uu xukunka la wareegay ra’iisal wasaare Abiy Axmed sanadkii 2018. Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Onlinediini@hiiraan.com
Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Onlinediini@hiiraan.com