Saraakiisha caafimaadka ee gobolka ayaa sheegay in loo baahan yahay qiimayn sax ah si loo sheego sida ay reer Minnesota uga jawaabeen xakamaynta cudurkaan safmareenka ah iyo sida ay u ogaadeen baraha uu ku badan yahay. Daraasadaha ka-hortagga ayaa sidoo kale tilmaamaya haddii dadka awooddooda difaaca-jirka ay kororto yareen doonta faafitaanka fayraska.
Fadlan la xiriir health.serosurvey.c19@state.mn.us haddii aad wax su'aalo ah qabto.
Booqo https://health.state.mn.us si aad u hesho macluumaad dheeri ah.