10/16/2025
Today from Hiiraan Online:  _





Opinion - Frikado

More Articles


Somali News Update -Thursday - August 14, 2025

Mogadishu (HOL) – Somali security forces have taken full control of an area near Tarabuunka junction in Mogadishu on Thursday after clashes with armed soldiers opposing the federal government’s plan to reclaim land occupied by civilians for more than three decades.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 14, 2025

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare kala duwan geystay oo saakay aroornimadii hore ka dhacay xaafada Horseed ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - August 13, 2025

Beledweyne (HOL) — The chief of the Hawadle community, Ugas Yusuf Ugas Hassan Ugas Khalif, returned to Beledweyne on Wednesday after several months abroad, ahead of a major clan conference expected to address the future of the Hiiraan region.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 13, 2025

Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Hay’adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliiska Adduunka (Interpol), ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay Agaasimihii hore ee Isbitaalka guud ee Qardho, Dr. Jaamac Ildab, oo loo haysto kiisas kufsi ah.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Tuesday - August 12, 2025

Garowe (HOL) — Puntland’s elite Dervish forces blocked key roads leading to Garowe airport on Monday, halting flights and disrupting transport between the semi-autonomous state’s regions in protest over months of unpaid salaries.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 12, 2025

Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga siyaasadeed ee JSP, ayaa si rasmi ah isu diiwaangeliyay doorashada hal qof iyo hal cod ah, waana tallaabo muhiim ah oo uu ku muujinayo taageeradiisa buuxda ee hirgelinta nidaamkaas doorasho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 11, 2025

Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal aroornimadii hore ee saakay ka dhacay duuleedka magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidanka dowlada Federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - August 11, 2025

Mogadishu (HOL) — A senior Jubbaland police commander was killed Monday in fierce fighting between Somali federal troops and Jubbaland regional forces in the border village of Tuulo Amiin, near Beled Hawo in the Gedo region, local sources and security officials said.

Full Story

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 10, 2025

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay howlgal maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanka Warta Eey Duure oo qiyaas ahan 30 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - August 10, 2025

Garowe (HOL) – The Puntland administration has deployed fresh troops to the Calmiskaad Mountains to launch what officials describe as the final phase of an operation against the Islamic State group.

Full Story

Somali News Update -Saturday - August 9, 2025

Mogadishu (HOL) – Somali Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has accused unnamed foreign powers of directly supporting the Al-Shabaab militant group in an alleged bid to destabilize and take control of the country.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 9, 2025

Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi, ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay kadib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen magaalada Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuu sheegay in ay jiraan quwado shisheeye oo si toos ah u taageeraya kooxda Al-Shabaab.

Warkii oo dhan



8:46:13 AM
Contact: webmaster@hiiraan.com