10/16/2025
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Khamiis, Oktoobar 16, 2025






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 15, 2025

Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooganaa oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne, kasoo ka dhacay barqanimadii maanta xaafada Buundoweyn ee magaaladaas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 14, 2025

Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in codsiga Itoobiya ee ku saabsan helitaanka marin badeed uu saxyahay, isla markaana aan loo baahnayn in uu khilaaf horseedo, sida lagu sheegay warbaahinta dowladda Itoobiya ee EBC.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 13, 2025

Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Ciidamada Darawiishta Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay dalka Turkiga, kaasoo lagu magacaabo Feyzul Xaashim Suleymaan, kadib howlgal ay ka sameeyeen Togga Baalade ee gobolka Bari. Qabashadan ayaa timid xilli uu marayo wajiga afraad ee Hawlgalka Hilaac, oo lagu bartilmaameedsanayo dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan buuraleyda Cal-Miskaad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 12, 2025

Axad, October 12, 2025 (HOL) - Milatariga Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaadiid dagaal oo uu watay Col. Cali Xuubeey, oo horay uga tirsanaa ciidamada qalabka sida balse aan haatan ka mid ahayn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 11, 2025

Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku biiraysa Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika (EALA), taas oo la sheegay in ay qeyb ka tahay dadaallada dowladda federaalka ee ku aaddan in dalku si buuxda uga mid noqdo urur goboleedkan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 10, 2025

Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Puntland ayaa difaacday heshiiskii dhawaan ay la gashay Somaliland, kaas oo sababay doodo iyo mucaarad xooggan oo ka dhashay gudaha Puntland.

Warkii oo dhan


« previous1234567...331332next »

Contact: webmaster@hiiraan.com