10/16/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 2, 2025

Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya, ayaa lagu gaaray in si dhaqso ah shir loogu yeero dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si xal qaran looga gaaro caqabadaha jira.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 1, 2025

Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday hakinta qayb ka mid ah howlgalkeeda caadiga ah, kadib markii dowladda Mareykanka ay gashay xaalad xirnaan dowladeed (government shutdown) oo saameynaysa adeegyada dowladda dhexe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 30, 2025

Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku guuleystay inuu kasoo daayo xabsiyo ku yaala dalka Congo muwaadiniin Soomaaliyeed oo halkaas muddo ku xirana, kadib wada hadal uu la galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Congo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 29, 2025

Isniin, September 29, 2025 (HOL) - UK ayaa ku dhawaaqday in ay bixineyso in ka badan $30 milyan oo taageero dhaqaale ah si loogu fududeeyo isbeddelka amniga Soomaaliya. Lacagtan waxaa ka mid ah $8 milyan (£6 milyan) oo la siinayo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo $22 milyan (£16.5 milyan) oo loo qoondeeyay Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 28, 2025

Axad, September 28, 2025 (HOL) - Dekedaha magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera ayaa loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsanaa Bariga Afrika sanadkii tagay ee 2024-kii, sida lagu shaaciyay daraasad ay si wadajir ah u soo saareen Bangiga Adduunka iyi Hay’adda Xog uruurinta Suuqa Caalamiga ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 27, 2025

Sabti, September 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo intii uu socday kulanka Qaramada Midoobay wax laga weydiiyay arrimaha Somaliland, ayaa sheegay in dadka Somaliland ay dhiig, diin iyo dhaqanba la wadaagaan shacabka Soomaaliya, sidaas darteedna ay ka shaqaynayaan sidii loogu qancin lahaa midnimada.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com