More Articles
Khamiis, Luulyo, 25, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa ka hadashay markab alaab ku rogay Dekeda Berbera, oo ay weerar u gayasteen kooxaha Xuutiyiinta ee dalka Yemen.
Warkii oo dhan
Arbaco, Luulyo, 24, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle, Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore, ayaa ka hadlay walaaca la xiriira Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo dhawaan soo galay Gobolka Hiiraan.
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa maalintii labaad kasoo gudbay xadka ay wadagaan gobolka Hiiraan iyo dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Isniin, Luulyo, 22, 2024 (HOL) - Askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo tababar ku qaadanaya kuliyadaha Jaalle Siyaad iyo Xero Nacnac, ayaa sheegay in lagu wargaliyay in ay beelahooda kala yimaadaan hubkooda.
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Macallin Ciid oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in dil loogu hanjabay, markii uu ka hadlay dhacdadii Xabsiga dhexe iyo weerarkii maqaayadda Top Coffee, isagoo ku eedeeyay dowladda in aysan qaadin wax tallaabo ah oo looga jawaabayo dhacdooyinkaas.