More Articles
Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in ay jiraan wadahadallo u dhexeeya Mareykanka iyo ururka Al-Shabaab oo loo aqoonsaday urur argagixiso.
Warkii oo dhan
Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka dhashay weerarkii aroornimadii hore ee Shalay kooxda Al-shabaab kusoo qaaday fariisimaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dalka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM ku leeyihiin deegaanka Sabiid iyo Caanoole.
Garowe (HOL) — Puntland regional security forces, in collaboration with their U.S. counterparts, have captured a senior ISIS-Somalia leader during a coordinated counterterrorism operation in the mountainous areas of the Bari region, according to a brief statement published on the official website of Operation Hilaac.
Full Story
London, UK — At a recent workshop hosted at the Harrow & Wealdstone Library, Somali families gathered to discuss a topic too often left in the margins: autism.
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ee dhexmaray ciidamada dowlada iyo kuwa maamulka Jubbaland, kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah.
Nairobi (HOL) — Former Somali lawmaker and deputy parliamentary speaker Mohamed Omar Dalha was detained for nearly three hours on Thursday at Jomo Kenyatta International Airport, in an incident reportedly tied to his past defence of Somalia’s territorial claims in a high-profile maritime dispute with Kenya.
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Xildhibaan hore iyo guddoomiye ku-xigeenkii koowaad ee hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cumar Dalxa, ayaa muddo saddex saacadood ah lagu xayiray garoonka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Mogadishu (HOL) — Somali federal government has called on the Puntland regional administration to immediately and unconditionally release the Sea World, a Comoros-flagged cargo vessel intercepted while transporting military equipment and commercial goods to Mogadishu under a bilateral defense agreement with Türkiye.
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SEA WORLD oo dhawaan laga qabtay xeebaha Puntland, kaasoo waday hub iyo gaadiid dagaal.
Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ku dhexmaray magaalada Baladxaawo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland.
MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — Minnesota State Sen. Omar Fateh won the Democratic-Farmer-Labor Party’s endorsement for Minneapolis mayor on Saturday, defeating two-term incumbent Jacob Frey in a contentious convention marked by voting delays and procedural disputes.
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Puntland, ayaa fuliyay howlgal amni oo lagu baarayay markab laga shakiyay oo kusoo xirtay xeebta degmada Bareeda ee Gobolka Raascasayr.