More Articles
Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with the Speaker of the Arab Parliament, Mohammed Ahmed Al-Yamahi, in Cairo on Friday during his official visit to Egypt.
Full Story
MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — U.S. Congresswoman Ilhan Omar has denounced President Donald Trump's executive order halting all refugee movement and suspending the U.S. Refugee Admissions Program (USRAP), describing it as an inhumane and immoral decision that undermines America's values.
Jimco, January 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa ku dhawaaqay in Masar ay mar kale xaqiijisay go'aankeeda ku aaddan taageeridda ammaanka iyo xasilloonida Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Khamiis, January 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Siisi, oo kulan ku yeeshay magaalada Qaahira, ayaa gaaray heshiisyo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal dhinacyada waxbarashada, garsoorka, siyaasadda, amniga, isku-socodka, iyo dhaqaalaha.
Hargeisa (HOL) – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro has appointed Lieutenant General Nimcaan Yusuf Osman Gaaxnuug as the new military commander and Abdirahman Abdillahi Hassan Abdi Dhere as the new police chief.
Arbaco, January 22, 2025 (HOL) - Wafdi ka kala socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta waxa siyaabo kala duwan loogu soo dhoweeyay deenada Dowlad Degaanka Soomaalida waxaana ay ka qeyb galayaan xuska waqtigii la aas aasay.
The Kenyan government has announced the removal of eTA and visa requirements for all African nationals, excluding those from Somalia and Libya, citing security concerns.
Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa beenisay go’aan maanta kasoo baxay shirkadaha duulimaadyada, kuwaas oo ku dhawaaqay inay berito joojin doonaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda, kaddib markii ay cabasho ka muujiyeen wadashaqaynta wasaaradda gaadiidka Soomaaliya.
Mogadishu (HOL) — The Union for Peace and Development (UPD) party, led by Somali President Hassan Sheikh Mohamud, has expressed support for the newly announced registration process for political organizations despite opposition from leaders in Puntland and Jubbaland states.
Mogadishu (HOL) – Somalia's National Electoral Commission and Boundaries announced Monday the opening of registration for political organizations ahead of the upcoming one-person, one-vote election.
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - War saxaafadeed uu kasoo saaray siyaasadda guud ee dalka hadda uu maraayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ku sheegay in Dalku uu galay marxalad siyaasadeed oo ay ku gadaaman yihiin khataro badan oo horseedi kara dib u dhac siyaasadeed, dhaawac gaara wadajirka dalka iyo qalalaase siyaasadeed oo wax u dhimi kara amniga dalka.
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw beenisay wararka sheegayay in dowladda Soomaaliya ay ugu yeertay wadatashi deg deg ah Safiirkeeda dalka Kenya.