More Articles
Sabti, May 3, 2025 (HOL) - Wasiir u dowlaaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifitaax Cabdinuur, ayaa sheegay in Puntland aysan dib ugu laaban doonin shirka Wadatashiga, isagoo sheegay in loo baahan yahay wadatashi ballaaran oo aan ku ekeyn Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada oo kaliya.
Warkii oo dhan
Washington (HOL) — Two U.S. lawmakers have urged Somalia to reverse its decision to invalidate Taiwan-issued passports, warning of severe diplomatic and immigration-related consequences if the policy is not rescinded.
Full Story
Jimco, May 2, 2025 (HOL) - Xildhibaano Mareykan ah ayaa warqad rasmi ah u diray safiirka Soomaaliya ee Washington, Daahir Hassan Abdi, iyagoo ka codsaday dowladda Soomaaliya in ay dib uga laabato go’aankeeda ay ku mamnuucday baasaboorka Taiwan.
Mogadishu (HOL) — Somali Lower House Speaker Sheikh Aden Mohamed Nur (Aden Madoobe) has banned four federal cabinet ministers, who are also serving members of Parliament, from attending the upcoming sessions of the House of the People due to security concerns.
Khamiis, May 1, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka ahna xubno katirsan Golaha Wasiirada xukuumadda federaalka ka mamnuucay ka qeyb-galka fadhiyada Golahaasi.
Arbaco, April 30, 2025 (HOL) - Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay talaabada ay Maamulada Somaliland, SSC Khaatumo iyo Puntland isku dhaafsadeen Maxaabiista lagu qabtay dagaaladii ka dhacay Magaalada Laascaanood.
Garowe (HOL) — Puntland and Somaliland on Wednesday carried out a rare prisoner swap involving 26 detainees without the involvement of any third-party mediator, according to a statement from Puntland authorities.
MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — U.S. President Donald Trump has signed an executive order requiring commercial truck drivers to demonstrate English reading and speaking proficiency—a reversal of an Obama-era policy that had loosened federal enforcement standards. The move is expected to disproportionately affect immigrant drivers, including thousands of Somalis working across the North American trucking industry.
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maqaal dheer uu ku qoray Jariidada Sharqul Awsat ee kasoo baxda dalka Sacuudiga ayaa waxa uu bilow uu uga dhigay in Tan iyo markii ugu horeysay ee loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012, lagu sameeyay lix isku day dil oo ay geysteen kooxda Al-Shabaab, waxaana ugu dambeeyay 18-kii March, 2025, ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay mooshin ka wadaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay ku eedeeyen inuu socodsiin wayay kalfadhiga lixaad ee Golaha shacabka.
The Supreme Court of Kenya has rejected a government bid to confiscate a house worth Sh110 million and cash totaling Sh8.6 million, owned by Gibriel Cusman Mohamed, a former Somali diplomat. Authorities had accused Mohamed of links to Yemeni terrorist networks.
Mogadishu (HOL) — Prime Minister Hamse Abdi Barre has announced a major cabinet reshuffle, appointing new leaders to key government positions as Somalia navigates mounting political and security challenges.