More Articles
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin culus ka soo saaray xaraashka dhulkii danta guud ee dowladda.
Warkii oo dhan
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo ka duuleysa halbeegga ah Xaj qiimihiisu jaban yahay, adeegiisuna wacan yahay in ay Wasaaraddu u xilsaartey guddi khubarro ah inay daraasaad iyo qiimeyn kusoo sameeyeen sicirka adeegyada kala duwan ee xajka ee ay sanadkan ku xajjin doonaan Xujeyda Soomaaliyeed.
Jimco, January 3, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay diyaar u tahay oo ay aqbashay in ciidamada Itoobiya ay ka mid noqdaan howlgalka xasilinta Soomaaliya ee AUSSOM.
Khamiis, January 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta si faahfaahsan uga hadlay sida lagu xaliyay xiisadii cusleyd ee ka dhaxeysay Soomaaliya iyo Itoobiya.
Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka dalka.
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan soo gaaray Wafdi Odayaal ah oo uu hoggaaminaayay Imaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar, waxaana wafdiga si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baledweyne Odayaasha dhaqanka ee beesha Xawaadle iyo qeybaha kala duwan ee beeshaas.