More Articles
Khamiis, September, 5, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaliilay hanaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay uga hortageyso damaca dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah dhulka iyo biyaha Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Arbaco, September, 4, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha kooxda Al-shabaab kasoo gaaray howlgal ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo kuwa saaxiibada Caalamka oo ka dhacay deegaano ka kala trsan Galgaduud iyo shabeellaha dhexe.
Talaado, September, 3, 2024 (HOL) - Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya, dhoolatuskaas oo u muuqda mid muujin kara in uu sii kordhin karo xiisadda u dhaxeysa labada dal ee Jaamacadda Carabta iyo Itoobiya, sida ay saraakiisha ammaanka u sheegeen The National.
Isniin, September, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay madaarka Cigaal ee Hargaysa.
Axad, September, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin culus u diray dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku aaddan qorshaha maamulka hawada Soomaaliya loogu wareejinayo dowlad shisheeye.
Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.