8/14/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Juun 2, 2025

Isniin, Juun 2, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku midoobeen inta badan xubnaha Mucaaradka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhoweyneyaan gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay, kuna muddeeyay 15-ka Juun, 2025.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 1, 2025

Axad, Juun 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 31, 2025

Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay xubinimada UN-Habitat waxaana ay Soomaaliya ay afarta sano ee soo socota qayb ka ahaan doonta Golaha Fulinta ee UN-Habitat, oo ah hay’adda ugu sarreysa ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dejinta iyo magaalooyinka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 30, 2025

Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhallinyaro da'yar ah ayaa ku geeriyootay badda Mediterranean-ka, kuwaas rajo ka qabay iney gaareen Jaziiradda Palma ee dalka Spain.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 29, 2025

Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen deegaanka Abooreey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 28, 2025

Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com