More Articles
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in markab hub siday oo lagu magacaabo SEA WORLD uu si sharci-darro ah ugu sugnaa biyaha xeebaha Bareeda muddo labo maalmood ah, taasoo keentay falcelin degdeg ah oo ay qaadday.
Warkii oo dhan
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Puntland ayaa khatar weyn ku tilmaamay qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay ahayd tallaabo halis weyn ku ah amniga dalka iyo dowlad-dhisidda.
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Laamaha amaanka Degmada Afmadow ayaa soo bandhigay Xuseen Abuukar Maxamed, oo isku soo dhiibay laamaha amniga Jubbaland kadib markii uu sheegay inuu ka baxay kooxda Al shabaab.
Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ku dhisantahay maamul gaar ah oo kasoo baxay deegaanka Beesha Dhulbahante.
Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku boorrisay Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo tallaabooyinka sii hurinaya colaadda, isla markaana uu dib u celiyo ciidamada la geeyay Dhahar ee horey uga yimid Qardho, kuwaas oo markii hore loogu talagalay la dagaallanka kooxaha argagixisada balse hadda loo adeegsaday dano kale oo colaadeed.
Talaado, Luulyo 15, 2025 - Kooxda Daacish ee weli ku sugan buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa bilaabay falal cusub iyagoo afduub iyo dhac u geysanaya dadka reer miyiga ah ee ku dhow goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan, sida ay ogaatay HOL oo la xiriirtay ilo-wareedyo rasmi ah.