More Articles
Sabti, May 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sudan ayaa si rasmi ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu gudbisay cabasho ka dhan ah maamulka Puntland, cabashadaas oo ah in Puntland ay si dadban uga qeyb qaadanayso dagaalka sokeeye ee ka socda Sudan.
Warkii oo dhan
Jimco, May 9, 2025 (HOL) - Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa digniin culus usoo diray Madaxda Soomaalida kadib wixii ka dambeeyay markii Shirkii Madasha wadatashiga Qaran laga soo saaray war murtiyeed ay ka maqnaayeen Dowlad Goboleedyada Jubaland iyo Puntland.
Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodii uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ku gaaray isfaham siyaasadeed iyo wadashaqeyn ku aaddan arrimaha amniga iyo hannaanka doorashooyinka dalka.
Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ugu furmay xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu dhawaan ku baaqay madaxweynaha dowladda fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley iyagoo kulan koodi diiradda ku saaray arrimaha siyaasadda iyo amniga Soomaaliya iyo sida loogu baahan yahay in la horumariyo hannaanka dowlad dhisidda.