More Articles
Axad, Juun 29, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo.
Warkii oo dhan
Sabti, Juun 28, 2025 (HOL) - Khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si toos ah u saameeyay xisbiyada siyaasadeed ee Puntland. Qaar ka mid ah xisbiyadan ayaa si buuxda u garab istaagay maamulka Puntland, halka kuwo kalena ay muujinayaan taageero u janjeerta dhinaca Dowladda Federaalka.
Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) - Koox xildhibaano ah oo ka tirsan labada xisbi ee Baarlamaanka UK ayaa si wadajir ah ugu baaqay Dowladda Ingiriiska in ay si rasmi ah u aqoonsato Somaliland, taasi oo haday dhacdo isbadal ku samayn karta siyaasada Ingiriiska ee Geeska Afrika.
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo dalka Turkiga kula Kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa waxaa ka dhashay falcelin ay kasameeyeen Dadka isticmaala Baraha Bulshada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya.
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si adag u beeniyay eedeayn kasoo baxday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku saabsanayd in madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu hor taagan yahay mashaariic horumarineed oo laga fulin lahaa deegaanada Puntland.
Isniin, Juun 23, 2025 (HOL) - Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa caawa fiidkii weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada Maraykanka ee Al Udeid ee ku yaalla dalka Qatar, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka. Weerarkan ayaa loo adeegsaday 6 gantaal oo kuwa balistiga ah.