More Articles
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo muddo socday ayaa maanta ka dhacay deegaanka Daanweyne ee gobolka Sanaag, waxaana uu u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Ilaa iyo hadda lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka.
Warkii oo dhan
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa gabi ahaanba ka baxday wadahadaladii ay kula jirtay dowladda Soomaaliya ee mudada tobanka sano ka badan u socday, kadib markii ay xadgudub ka dhan ah madaxbannaanideeda u aragtay safarkii Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee Laascaanood.
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka, Daahir Xasan Carab, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya si rasmi ah ugu furan tahay sahaminta iyo qodista shidaalka.
Isniin, April 14, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Axad, April 13, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fikirka gooni-isu-taagga Somaliland ku tilmaantay khatar weyn oo dalku wajahayo, sida uu maanta sheegay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu xal u raadinayo xiisada ka dhex aloosan Somaliland iyo SSC-Khaatumo.