10/18/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Juun 11, 2025

Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb geli doonin gogosha wadatashiga uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo ku sababeeysay in Dowladda Federaalka aysan u hoggaansamayn dastuurka iyo sharciga dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 10, 2025

Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Kenya, Musalia Mudavadi, xilli uu socday Shirka heer-wasir ee Isuduweyaasha FOCAC, oo ka dhacay magaalada Changsha ee dalka Shiinaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 9, 2025

Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta war ay soo saareen ku sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu wali ku taagan yahay jidkii sababay khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 8, 2025

Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa beeniyay in ciidanka dowlada iyo kuwa saaxiibada Caalamka dileen Horjoogihii ugu halista badnaa Al-shabaab ee deegaanada maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle Nuur Cabdi Rooble Nuunuule oo lagu dilay gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 7, 2025

Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyay inuu maanta geeriyooday Horjoogihii ugu halista badnaa Al-shabaab ee deegaanada maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 6, 2025

Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah uga falcelisay go’aanka dowladda Maraykanka ee lagu mamnuucay muwaadiniinta Soomaaliyeed inay u safraan dalkaas, iyadoo muujisay rabitaankeeda ah in arrintan si diblomaasiyad leh loo xalliyo.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com