More Articles
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhallinyaro da'yar ah ayaa ku geeriyootay badda Mediterranean-ka, kuwaas rajo ka qabay iney gaareen Jaziiradda Palma ee dalka Spain.
Warkii oo dhan
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen deegaanka Abooreey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay.
Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Kumanaan taageereyaal ah ayaa maanta oo Talaado ah isugu soo baxay garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, si ay u daawadaan ciyaar ay kasoo muuqdeen Ciyaaryahano heer Caalami ah kana soo jeeda Qaarada Afrika.
Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa maanta oo Isniin ah soo saartay warsaxaafadeed ay ku xaqiijineyso sida ay uga go’an tahay in ay sii wadayso xiriirka iyo wada-shaqeynta kala dhaxeeya Jubbaland iyo Somaliland, iyadoo la tashaneysa Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Axad, May 25, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Shariif Maxamed Axmed, oo ku eedaysan inuu dilay Cabdifataax Cabdi Cismaan (Carab) oo kamid ah shaqaalaha Astaan Tv.