More Articles
Axad, May 18, 2025 (HOL) - Xiisad ka dhex aloosan ciidamada PSF ee Puntland iyo maamulka gobolka Mudug ayaa ka taagan magaalada Gaalkacyo, taasoo salka ku haysa howlgallo amni oo ay ciidamada PSF habeenadan ka wadeen magaalada Gaalkacyo.
Warkii oo dhan
Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa laga helaya dil maanta loo geystay Taliyihii guutada 26-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Salaad Xujaale.
Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in uu cod u qaado hirgelinta qaabka maalgelinta "hybrid" ee lagu taageerayo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo beddelay ATMIS.
Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - 103 Xildhibaan oo ka tirsan labada aqala ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka isaga dego.
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa baadil ku tilmaamay shirweynihii xalay uu Muqdisho ku qabtay ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP, oo uu hoggaamiyo musharaxna ka yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Talaado, May 13, 2025 (HOL) - Muqdisho ayaa caawa lagu qabtay shirweynihii ugu horreeyay ee urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP, kaasoo ay ku mideysan yihiin dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.