10/21/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, May 8, 2025

Khamiis, May 8, 2025 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 7, 2025

Arbaco, May 7, 2025 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodii uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ku gaaray isfaham siyaasadeed iyo wadashaqeyn ku aaddan arrimaha amniga iyo hannaanka doorashooyinka dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 6, 2025

Talaado, May 6, 2025 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ugu furmay xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu dhawaan ku baaqay madaxweynaha dowladda fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 5, 2025

Isniin, May 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley iyagoo kulan koodi diiradda ku saaray arrimaha siyaasadda iyo amniga Soomaaliya iyo sida loogu baahan yahay in la horumariyo hannaanka dowlad dhisidda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 4, 2025

Axad, May 4, 2025 (HOL) - Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga jawaabay hadal dhowaan kasoo baxay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, kaasoo sheegay in Puntland ay ka xun tahay taageerada SSC-Khaatumo ay u muujinayso dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com