10/21/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, April 27, 2025

Axad, April 27, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta waxa uu isku shaandheen kooban uu ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya waxaana ay sameeysay ilaa sedex wasiir oo kaliya ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 26, 2025

Sabti, April 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud inuu ka dhabeeyo gogosha wada-hadal ee uu u fidiyay saamileyda siyaasadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 25, 2025

Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Shirkii uga socday Dalka Uganda Madaxda Dowladaha ay Ciidamadoodi ka joogaan Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeyay waxaana laga soo saaray qodobo muhiim u ah ammaanka guud ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 24, 2025

Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Ciidamada xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saakay jab xooggan gaarsiiyey kooxda Alshabaab oo weerar ku qaaday deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana halkaas lagu laayey dhagarqabayaal badan, sida ay sheegtay Warbaahinta Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 23, 2025

Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo markii ugu horraysay nuqulkisa si rasmi ah loo helay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 22, 2025

Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), uusan ka qeyb geli karin shirka madasha wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isugu yeeray madaxda dowlad-goboleedyada, ilaa uu ka laabto doorashadii lagu doortay ee dowladda Federaalku ku tilmaantay mid sharci darro ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 21, 2025

Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Wasiirka amniga dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Senator Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in uusan jirin wax isbeddel ah oo ku yimid hab-dhaqanka kooxda Alshabaab ee ku wajahan shacabka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com