More Articles
Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xaqiijiyay in howlgalka cusub ee badalaya ATMIS laga reebay iney qeyb ka noqdaan ciidamada dowladda Itoobiya.
Warkii oo dhan
Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha arrimaha dibada Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa ka hadlay arrimo maalmihii lasoo dhaafay la isla dhex marayay oo quseeya soo celinta Soomaalida Qaxootiga ku ah dalka Germany.
Khamiis, November, 7, 2024 (HOL) - Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi Kumeel gaar ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka kaasoo u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha.
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal.
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafiyay 1.14 bilyan oo dollar oo deyn ah, kaddib heshiis laba geesood ah oo ay wada gaareen labada dal, sida uu sheegay safiirka Mareykanka ee Muqdisho, Richard Riley.