More Articles
Isniin, April 14, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Axad, April 13, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fikirka gooni-isu-taagga Somaliland ku tilmaantay khatar weyn oo dalku wajahayo, sida uu maanta sheegay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu xal u raadinayo xiisada ka dhex aloosan Somaliland iyo SSC-Khaatumo.
Jimco, April 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku casuumay madaxda Dowlad Goboleedyada dalka inay kasoo qeyb galaan Shirka madasha wadatashiga Qaran si looga arinsado xaalada guud ee Soomaaliya.
Khamiis, April 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta heshiis muhiim ah kula saxiixday magaalada Ankara ee dalka Turkiga dhigiisa dalkaas Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar.
Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dib uga laabatay go’aan hore oo ay ku jartay deeqihii degdegga ahaa ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ee loo qoondeeyay 14 dal oo sabool ah, Soomaaliya ay ka mid tahay.