10/22/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, April 10, 2025

Khamiis, April 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta heshiis muhiim ah kula saxiixday magaalada Ankara ee dalka Turkiga dhigiisa dalkaas Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 9, 2025

Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dib uga laabatay go’aan hore oo ay ku jartay deeqihii degdegga ahaa ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ee loo qoondeeyay 14 dal oo sabool ah, Soomaaliya ay ka mid tahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 8, 2025

Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Jeneraal Michael E. Langley, oo ah taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay in kooxda ISIS (Daacish) ay xarunta hoggaaminta howlaha caalamiga ah u wareejisay gudaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 7, 2025

Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Beesha Caalamka ayaa si diirran waxay bu soo dhoweeyeen soo-jeedinta madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan qabanqaabada gogol qaran oo ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 6, 2025

Axad, April 6, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyo xaafado ka tirsan degmada Wadajir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 5, 2025

Sabti, April 5, 2025 (HOL) - Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya ayaa oggolaaday in 2,500 oo askari oo Itoobiyaan ah la geeyo Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com