More Articles
Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalo kasoo yeeray qaar kamid ah xubnaha Mucaaradka oo shalay ka hadlay Mowlaca Macalim Nuur oo ay ku dureen in Xukuumadda ay ku fashilantay siyaasadda dalka ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Warkii oo dhan
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadaysa joogitaanka ciidankiisa ee Soomaaliya isagoo keenaya 500 oo askari oo ku takhasusay la dagaalanka argagixisada iyo hawlgalada diyaaradaha duuliyaha lahayn, taasoo jawaab u ah dhulkii ay dhowaanahan Al shabaab kala wareegeen ciidamada Dowladda.
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Khabiir sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in beesha caalamku yareyso ama gabi ahaanba joojiso taageerada ay siiso Soomaaliya, xilli uu dalku wajahayo xaalad amni oo cakiran oo ay ugu horreeyaan kooxaha argagixisada sida Al-Shabaab.
Arbaco, May 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa fariin adag u diray qaar ka mid ah siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda Fedaraalka.
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii gu horraysay muddo dheer kaddib ka fulinaysa gudaha Puntland mashaariic horumarineed oo dhaqaalaha ku baxayo uu bixinayo Bangiga Adduunka.
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Dowladda dalka Jabuuti ayaa bilawday xariga iyo masaafurinta muwaadiniinta Yemen iyo kuwa Soomaalida iyo dadka kale ee u dhashay Ethiopia, kadib markii ay ku xad gudbeen sharciga degenaanshaha iyo shaqada.