10/18/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 5, 2025

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo cusbooneysiisay baaqeedi ku aaddan kordhinta taageerada ay beesha caalamka siiyaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo maalgelin joogto ah oo ay ku bixiso howlgalka nabad ilaalinta ee muhiimka u ah xasilinta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 4, 2025

Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyay wararka sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gacanta ku hayso dhaqaalaha loogu talagalay dhismaha waddada isku xirta degmada Xarfo iyo magaalada Gaalkacyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 3, 2025

Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (oo loo yaqaan "Kabtan Ayuub") iyo Yacquub Siyaad, oo ah dhallinyaro Soomaali ah oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa si joogto ah ugu faafinayay fariimo naceyb iyo hurin dagaal ah, iyaga oo sannado badan si toos ah uga hawlgalayay gudaha dalka Jarmalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 2, 2025

Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad Helicopter ah oo saakay ku dhacday garoonka magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 1, 2025

Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo uu soo saaray Bangiga Adduunka ayaa muujinaysa in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya la filayo inuu hoos u dhaco sanadkan 2025, sababo la xiriira hubanti la’aanta deeqaha dibadda ee dalku aadka ugu tiirsan yahay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 30, 2025

Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com