10/16/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, September 2, 2025

Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad) ayaa Maqaal uu qoray kaga hadlay kaalinta uu Turkiga ku yeeshay dib-u-soo kabashada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 1, 2025

Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Puntland ayaa walaac xooggan ka muujisay waxay ugu yeertay jahwareerka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya iyo in geeddi socodka dowlad dhiska uu sii xumaaday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 31, 2025

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo soo gabagabeeyey geeddi-socodkii dhismaha maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, kaas oo hadda si buuxda uga mid noqday dowlad goboleedyada xubinta ka ah Dowladda federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 30, 2025

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) - Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa ku guulaystay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaddib markii musharax Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo wareegga labaad la tartami lahaa uu ka tanaasulay doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 29, 2025

Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Sida ay werisay majaladda Fox News, afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa sheegay in aanay hadda jirin wadahadallo u dhexeeya Maraykanka iyo Somaliland oo ku saabsan aqoonsiga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 28, 2025

Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeeg cusub oo Online ah, kaas oo dadka ajaanibta ah ugu sahlaya inay si toos ah u dalbadaan fiisaha dal-ku-galka Soomaaliya. Waa markii ugu horraysay ee dalka laga hirgeliyo nidaam noocan ah.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com