10/16/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 27, 2025

Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 26, 2025

Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa ku howlan dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland xilli xiisadda iyo khilaaf siyaasadeed ee ka dhex taagan uu marayo meel adag.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 25, 2025

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isfaham siyaasadeed oo cusub oo lagu xoojinayo midnimada qaran, dowlad-dhiska iyo amniga dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 24, 2025

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 22, 2025

Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee dalka, isaga oo uga digay in aysan isku dayin inay ku kacaan abaabul ciidan ama hubeysan.

Warkii oo dhan



Contact: webmaster@hiiraan.com