More Articles
Isniin, September 7, 2020 (HOL) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa hadlay sababta ka dambeysay in arday badan oo reer Muqdisho ay ku dhacaan imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020.
Warkii oo dhan
Axad, September 6, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa sheegay in isaga iyo madaxweyne Deni isla qaateen in aanay haboonayn in ay kaligood madaxweyne Farmaajo wada hadal la yeeshaan, iyadoo ay maqan yihiin dhinacyadii kale ee siyaasada.
Sabti, September 5, 2020 (HOL) - Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa war uu soo saaray wuxuu bogaadiyay hannaanka Dowladda Soomaaliya ay hadda u wajaheyso xaaladda siyaasadda dalka iyo wada-hadallada lagu wado iney ka furmaan magaalada Muqdisho.
Jimco, September 4, 2020 (HOL) - Wasiirka waxbarashasda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maamulka Puntland ugu baaqay inay qaataan manhajka cusub ee dugsiyada sare, oo dhowaan dowladda federalka kusoo bandhigtay magaalada Muqdisho.
Khamiis, September 3, 2020 (HOL) - Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambasador Donald Yamamota ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, oo labo maalin kahor tagay Muqdisho.
Arbaco, September 2, 2020 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Fred Matiang'I ayaa magacaabay sagaal ruux uu sheegay iney leeyihiin mas'uuliyadda maal-gelinta Ururka Al-shabaab oo dhowr jeer weeraray qeybo kamid dalkaas.