More Articles
Khamiis, Luulyo 16, 2020 (HOL) - Maareeyihiii hay’adda is-gaarsiinta qaranka Soomaaliya Cabdi Shiikh Axmed ayaa iska casilay xilkii oo uu muddo laba sano ah uu soo hayay.
Warkii oo dhan
Arbaco, Luulyo 15, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxa uu sheegay in maanta ay Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ka hor istaageen Ciidamada AMISOM , gaar ahaan kuwa Jabuuti, xilli uu doonayay inuu soo dhoweeyo wafdi xaqiiqo raadin ah, oo doonayay iney baaritaan ku sameeyaan sababihii keenay iney bur-burto diyaaraddii shalay ku gubatay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif.
Talaado, Luulyo 14, 2020 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, iyadoo si wadajir ah ay garoonka diyaaradaha ugu soo dhoweeyeen Madaxweynayaasha maamul-goboleedyada.
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax ismiidaamin ahaa oo lagu weeraray taliyaha ciidamada xoogga ee dowladda Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo marayay meel u dhow Cisbitaalka Ciidamada dowladda .
Axad, Luulyo 12, 2020 (HOL) - Shirkii madaxweynayaasha Dowlad-gobolleedyada dalka ee labo maalin ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhow warmurtiyeed laga soo saaray.
Sabti, Luulyo 11, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay shirka Dhuusomareeb in looga tashanayo sidii ay Soomaaliya uga dhici lahayd doorasho xor iyo xallaal ah.