More Articles
Talaado, Agoosto, 29, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka dhawaajiyay in la joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa, kuwa uu sheegay inay awooddii ciidanka la siiyay ku tagri faleen.
Warkii oo dhan
Isniin, Agoosto, 28, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay Maanta dib ula wareegtay deegaanka wabxo.
Axad, Agoosto, 27, 2023 (HOL) - War murtiyeed ayaa caawa kasoo baxay shirka wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo uga socday magaalada Dhuusomareeb.
Sabti, Agoosto, 26, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada.
Jimco, Agoosto, 25 , 2023 (HOL)- Taliyihii Guutada 12aad ee Ciidamada Somaliland ee aagga Maraagga ee bariga magaalada Laascood, ayaa la rumaysanyahay in uu kamid yahay askar ay saaka ciidamada SSC Khaatumo qabteen.
Khamiis, Agoosto, 24, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray hanti dhowrka Dowladda Soomaaliya, kaasoo ku eedeeyay Puntland inay xaraashtay xeryihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, loona adeegsaday in lagu daro dhismaha dekedda Garacad.