More Articles
Talaado, November, 1, 2022 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho 29-kii October, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof, in ka badan 300 oo qofna ay ku dhaawacmeen.
Warkii oo dhan
Isniin, October, 31, 2022 (HOL) - Waxaa Maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka shirka Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya, kuwa maamul goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, kaasoo socday mudo afar maalmood ah.
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Shirkadaha waddaniga ah ee Hormuud Salaam Foundation iyo Dahabshiil Group ayaa waxay gargaar dhaqaale oo kala duwan ugu deeqeen dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Soobbe iyo ganacsatadii hantidooda ku weyday.
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa faahfaahin hordhac ah ka bixiyay Qaraxyo culus oo Maanta ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Jimco, October, 28, 2022 (HOL) - Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay gacan ku dhigeen eedeysanayaal loo haysto inay ka dambeeyeen dil degmada Kaaraan loogu geystay gabar yar oo 7 jir ahayd.
Khamiis, October, 27, 2022 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada Caalamiga ah shan ka mid hoggaamiyeyaasha ugu qatarta badan Al-shabaab.