More Articles
Isniin, Maarso, 29, 2021 (HOL) - Wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan dadaallada wadajir ah madaxda maamuladda xubnaha ka ah dowladda dhexe ee federaalka si heshiis buuxa looga gaaro arrimaha doorashada.
Warkii oo dhan
Axad, Maarso, 28, 2021 (HOL) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wargaliyay in maalinta berri ah ay ka soo qeybgalaan fadhi uu yeelanaya Golaha, kaasoo la sheegay in ajandihiisu yahay dhibaatada uu wadanka ku hayo caabuqa Covid 19
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman ayaa soo saaray go'aan 15 kamid ah Xildhibaan golaha shacabka looga joojiyay fadhiyada barlamaanka ee soo socda.
Jimco, Maarso, 26, 2021 (HOL) -Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye.
Khamiis, Maarso, 25, 2021 (HOL) - Wasiirkii hore ee Amniga Dowlad Gobolleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maalin ka hor heshiis hor dhac ah la gaaray Dowladda Federaalka ayaa galinkii danbe ee maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho
Arbaco, Maarso, 24, 2021 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe ayaa uga digay Danjireyaasha ka howl-gala Soomaaliya ku xadgudubka madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.