More Articles
Axad, May, 30, 2021 ( HOL ) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi u magacaabay soo xaqiijinta iyo cadeymaha cabashada la xariirta xubnaha Guddiga doorashada ee labada heer laga soo gudbiyay.
Warkii oo dhan
Sabti, May, 29, 2021 ( HOL ) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday wax ka qabashada tabashada aay shacabka reer Hiiraan ka qabaan maamul goboleedka Hirshabeelle.
Jimco, May, 28, 2021 ( HOL ) - Qaraxan oo ahaa mid jugtiisa laga maqlay xaafado badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska KM-4 gaar ahaan wadada aada garoonka Aadan Cadde nawaaxiga Hotal Afrik.
Khamiis May, 27, 2021 ( HOL ) - War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho uga socday raysal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Arbaco, May, 26, 2021 (HOL) - Sooraan Ismaaciil Sugulle oo aha mid Kamida majaajilaystayaasha loogu jecelyahay taariikhda casriga ah ee fanka Soomaalida, ayaa ku geeriyooday magaalada Burco kadib in muddo ah oo uu u jiifay caabuqa Covid-19.
Talaado May, 25, 2021 ( HOL ) - Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa laga gaaray natiijo wanaagsan, waxaana shirka la soo xiri doonaa maalinta Khamiista ah, sida uu sheegay afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimow.